Home galmudug Sawiro:- Madaxweynaha Galmudug iyo soo dhaweyntiisa Degmooyinka Bandiiradley iyo Sadax-higlo

Sawiro:- Madaxweynaha Galmudug iyo soo dhaweyntiisa Degmooyinka Bandiiradley iyo Sadax-higlo

0

Madaxweynaha Dowalad Gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor” iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay degaanka Bandiiradley ee Gobolka Mudug.

Maamulka degaanka Bandiiradley,Xildhibaano Salaadiin iyo qaybaha Bulshada ayaa kusoo dhoweeyay Xarunta Maamulka Bandiiradley.

Madaxweynaha Galmudug oo la hadlay Dadkii kasoo qeyb galay soodhoweyntiisa ayaa u balan qaaday Bulshada ku nool Magaalada Bandiiradley wax badan uu Maamulkiisu dhinacyo badan Baahiyaha Aas’aasiga uu gacan ka gaysan doono,kuwaas oo ay ka mid yihiin Caafimaadka,Saldhiga Booliska oo la qalabeyn doono iyo Mashaariic kale.

Madaxweyne Qoorqoor oo Safar uu ugu kuur galayo Xaaladaha ka jira Degmooyinka Galmudug ay ku sugan yihiin ku maraya ilaa dhowr Degmo iyo Deegaanada hostaga ayaa Goordhoweyd u sii gudbay Magaalada Gaalkacyo.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here