Home wararka Dalka Maxaa ku soo kordhay Xaalada Corona ee Wadanka Somaliya iyo tirada la...

Maxaa ku soo kordhay Xaalada Corona ee Wadanka Somaliya iyo tirada la xaqiijiyay

0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa ka warbixiyay xaaladaha cusub ee ka soo kordhay caabuqa Covid Wasiirka waxay xaqiijisay maanta 21 xaaladood oo COVID-19 ah.

21 May 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 21
> Benadir: 19
> Puntland: 2

> Lab: 14
> Dhedig: 7
> Bogsasho: 16
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 1,594
> Bogsashada Guud: 204
> Dhimashada Guud: 61

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here