Home jubaland Jubbaland oo War kasoo saartay maamulka dowladda taabacsan ee laga dhisay Gedo

Jubbaland oo War kasoo saartay maamulka dowladda taabacsan ee laga dhisay Gedo

0

Dawlad goboleedka Jubbaland ayaa war saxaafadeed ka soo saartay falalka sharci darrada ah ee ay dawladda federaalka Soomaaliya ka wado gobolka Gedo.

War kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya falal Sharci daro ah ay ka waddo gobolka Gedo.

Jubbaland ayaa iska diiday Gudoomiyaha gobolka Gedo ee dhawaan uu Magacaabay Wasiir ku xigeen Jubbaland ka tirsan oo taabacsan dowladda Federaalka ee Soomaaliya.

Jubbaland waxa ay sheegtay in aysan aqoonsaneyn Falalka dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka waddo gobolka Gedo.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here