Home galmudug Daawo:- Khudbadii Madaxweyne Xaaf ka jeediyay Dhuusomareeb Soo dhaweyntiisa kadib

Daawo:- Khudbadii Madaxweyne Xaaf ka jeediyay Dhuusomareeb Soo dhaweyntiisa kadib

0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmer Cabdi Kaariye (QoorQoor) iyo kuxigeenkiisa ayaa Duleedka Godinlabe waxaa ay kusoo dhaweeyeen Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Xaaf ayaa shalay Gelinkii dambe waxaa uu socdaal dhinaca dhulka ah uga soo mababaxay Magaalada gaalkacyo,isaga oo xalay ku hoydey Magalaada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud.

Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ugu dambeyn ogolaaday in uu xilka wareejiyo maadaama lagu guuleestay xalinta tabasho uu ka qabay doorashadii dhowaan Dhacday.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here