Home galmudug Guri ku yaalla Magaalada Gaalkacyo oo lagu qabtay Waxyaabaha Qarxa

Guri ku yaalla Magaalada Gaalkacyo oo lagu qabtay Waxyaabaha Qarxa

0

Ciidamada Amaanka Magaalada Gaalkcyo ayaa gacanta ku soo dhigay Qalabka laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa Islamarkaana yaalay Mid ka mid ah Xaafadaha Magaalada
Gaar ahaan Guri uu yeehay Nin ganacsade ah

Howlgal ay fuliyeen ciidanka amaanka ayay ku soo qabteen walaxa qarxa.
Waxaana Howl-galka iska kaashaday Ciidanka Booliska iyo Ciidanka Kumaadooska Danab Qeybta 21 aad Ee Xoga Dalka,

Qaraxa ayaa lagu sheegay in uu ahaa midka meelaha fag fag laga hago,

Ciidanka ayaa ku Guleystay in ay ka hor tagaan qaxaraan asadoo wax dhibaato ah uusan geysan,

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here