Home Wararka Maanta Madaxweyne Axmed Madoobe oo Gaaray Dhuusamareeb(Sawiro)

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Gaaray Dhuusamareeb(Sawiro)

0

Dhuusamarreeb Waxaa kusii Qulqulaaya Madaxda Dowlad Goboleedyada Soomaaliya  waxaana Lafilayaa Caawa inuu Ka Furmo Shirka Golaha Wadatashi Qaran .

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo madaxweyne ku xigeenka Mudane Cali Daahir Ciid ayaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Caasimadda Dhuusamareeeb kusoo dhaweeyay madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa caasimadda Dowladda Galmudug usoo gaaray si uu uga qayb galo shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo ka furmi doona Dhuusamarreeb.

Ad
Previous articleWaa Sidee Xaalada Magaalada Ceelbuur ee Shalay Alshabab lagala Wareegay
Next articleDenmark oo Go,aan Adag kasoo saartay gubadda Quraanka Kariimka ee dalkeeda ku soo badanayay muddooyiinkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here