Home galmudug War deg deg Ah :- Dagaal dib uga qarxay Dhuusomareeb goor dhow

War deg deg Ah :- Dagaal dib uga qarxay Dhuusomareeb goor dhow

0

Sida warar mudug24 ku heleyso dagaal xoogan ayaa dib uga qarxay Magaalada Dhuusomareeb kadib markii Ahlu-suna diiday in ay is dhiibaan.

Jog xoogan ayaa laga maqlayaa Magaalada Gaar ahaan xaruunta Inji wariyaal ka tirsan Mudug24 ayaa iskaga baxay goor dhow kadib markii xogta ku heleen in dagaalka uu yahay mid lagu soo afjarayo Ahlu-suna.

Warar aan ka helnay dhanka Ahlu-suna ayaa sheegaya in 40 Askari ay iskugu soo hareen dhanka Ahlu-suna kadib markii ay isa soo dhiibeen kuwa kale.

Dagaalka Socda lasoco

Mudug24 Guriceel

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here