Home Wararka caalamka Caalamka:- Norway oo laga helay Qofkii ugu horeeyay ee Qaba Cudurka Coronavirus

Caalamka:- Norway oo laga helay Qofkii ugu horeeyay ee Qaba Cudurka Coronavirus

0

Dowlada Norway ayaa sheegtay in Dalkeeda laga helay Cudurka Coronavirus ee ka dilaacay gudaha Dalka Shina waxana warbixinta lagu sheegay shir jaraa.id ay qabteen maamulka Caafimaadka ee Dowlada Norway.

Caabuqa Cudurka ayaa laga helay muwaadin u dhashay Norway kaasi oo dhawaan safar kaga yimid dalka Shina qofka ayaana lagu xabisay hoygiisa oo ku yaalla Magaalada Tromsø halkaasi oo caafimaadkiisa lagula tacaalayo.

Shirka jaraa’id ayaa lagu sheegay in Cudurka ninkaani uusan faafi karin madama uusan laheen tilmaamaha halista ee cudurka Coronavirus kaasi oo keena in durba uu faafo.

Hay’ada caafimaadka ayaa ugu danbeyn digniin u jeedisay dadka norway madama halista cudurkan ee dhanka faafitaanka uu ka jiro gudaha Qaarada Yurub.

Mudug24 Caalamka

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here