Home wararka Dalka Madaxweynihii hore ee Galmudug oo war xasaasi ah kasoo saaray Xaalada Dalka...

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo war xasaasi ah kasoo saaray Xaalada Dalka ka taagan

0

Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa qoraal dhinacyada taabanaya xaalada siyaasadeed ee dalka.

Guuleed ayaa sidoo kale qoraalkiisa baaqyo iyo talooyin kala duwan ugu diray maadaxda DF iyo kuwa dowlad goboleedyada qaarkood oo khilaaf adag uu dhexeeyo.

Hoos ka akhriso qoraalka uu soo saaray Cabdikariin Guuleed oo dhameystiran:-

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here