Home Wararka Maanta Qoor Qoor oo Nairobi uga Qaybgalaaya kulan…(Sawiro)

Qoor Qoor oo Nairobi uga Qaybgalaaya kulan…(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Nairobi kaga qayb galay xaflad soo dhaweyn ah oo ay u sameeyeen jaaliyadda reer Galmudug ee waddanka Kenya.

Munaasabaddan waxaa goobjoog ka ahaa safiirka Soomaaliya ee waddanka Kenya Amb Jibriil Ibraahim Cabdulle iyo xildhibaan Yusuf Xassan Cabdi.

Madaxweynaha ayaa bulshada la wadagaay marxladda wanaagsan ee ay mareyso Galmudug, dadaallada iyo horumarka socda isagoona uga mahadceliyay sida wanaagsan ee ay usoo dhaweeyeen.

Ad
Previous articleAskartii Badbaadisay Raliye Mahad oo Abaal marin lacageed lasiiyay(Sawiro)
Next articleMadaxweynayaasha Eritrea Isaias Afwerki iyo Masar Cabdul-Fattaax al-Sisi oo go’aan culus ka qaatay xiisadda badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here