Home galmudug Dhageyso Musharax Odawaa ” Xasan Kheyre wuu kala qeybiyay bulshada Galmudug

Dhageyso Musharax Odawaa ” Xasan Kheyre wuu kala qeybiyay bulshada Galmudug

0

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka kana mid ah musharixiinta Galmudug ayaa ku eedeeyey Madaxda dowladda Federaalka inay kala qeybin ka wadaan deegaannada Galmudug.

Waxaa uu sheegay in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu yimid deegaannada Galmudug, iyada oo ay dhisneyd Galmudug mid ah,hayeeshee haatan ay jiraan dhowr Galmudug sida uu hadalka u dhigey.

Xildhibaan Odawaa waxaa uu ku faanay in xilligii uu ahaa wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya ee Dowladii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu dhisey Galmudug waxyar kaliya ay ka harsan yihiin,hayeeshee Dowladda Soomaaliya ay hadda wado dhismaha Galmudug awood lagu dhisayo.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here