Home galmudug Sawiro Dhuusomareeb Qabashada Araajida Musharixiinta Gudoonka Barlamaanka Galmudug

Sawiro Dhuusomareeb Qabashada Araajida Musharixiinta Gudoonka Barlamaanka Galmudug

0

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa Maanta ka bilaabay magaalada Dhuusamareeb qabashada araajida musharaxiinta u taagan gudoonka baarlamanka Galmudug iyo ku-xigeenadiisa.

Guddiga ayaa maanta ka guddoomey araajida 3 musharax oo kala ah Maxamed Nuur Gacal & Abdinaasir Aadan Cusmaan & Cabdulalahi Axmed Calasow kuwaasoo isku soo sharaxay xilka guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug.

Sidoo kale waxaa araajidooda gudbiyey Maxamed Sheekh Axmed Maalin oo u tartamaya guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug iyo Xubno kale.

Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shalay oo Talaado aheyd waxay soo sareen shuruudaha laga doonayo musharixiinta u taagan qabashada xilka guddoonka Baarlamaanka Galmudug.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here