Home galmudug Madaxweyne Xaaf oo kala diray Maamulka Degmada Gaalkacyo iyo Guud Ahaan Golaha...

Madaxweyne Xaaf oo kala diray Maamulka Degmada Gaalkacyo iyo Guud Ahaan Golaha Deegaanka ee Magaalada

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa xil ka-qaadis ku sameeyay Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa waxa uuna kala diray Golaha deegaanka degmada Gaalkacyo isaga oona si ku kumeel gaar ah u magacaabay Gudoomiye iyo Gudoomiye ku-xigeen cusub iyo gole deegaan.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here