Home galmudug Gudiga Doorashada Galmudug ee Madaxweyne Xaaf oo soo saaray Habraaca Doorashada

Gudiga Doorashada Galmudug ee Madaxweyne Xaaf oo soo saaray Habraaca Doorashada

0

Guddiga Doorashada Galmudug uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa soo saaray habraaca doorasho kale ay qaban qaabiyaan.

Habraaca ay soo saareen guddigan doorasho ayaa lagu sheegay in Baarlamaanka Galmudug Garabka Madaxweyne lasoo xuli doono 20-ka bishan sidoo kale Madaxweynaha Galmudug la dooran 1-202020-ka.

Waxa ay kusoo aadeysaa  habracaan cusub ay soo saareen guddiga doorashada uu magacaabay Madaxweyne Xaaf ayaa kusoo aadaya xili Baarlamaanka Galmudug lagu dhaariyay magaalada Dhuusomareeb dhawaana dooran doonaan hogaankooda.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here