Home galmudug (Akhriso) Sharuudaha laga doonayo Musharixiinta Barlamaanka Galmudug oo lasoo saaray

(Akhriso) Sharuudaha laga doonayo Musharixiinta Barlamaanka Galmudug oo lasoo saaray

0

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Galmudug ayaa shaaciyay Shuruudaha Xilalka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug.

Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa waxaa ku xusan ilaa 8 shuruudood oo laga rabo musharaxa isku soo taagaya xilka gudoomiyaha iyo ku xigeenada baarlamanka Galmudug oo haatan ay u taagan yihiin musharaxiin badan.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here