Home galmudug (Sawiro) Xildhibaanada Cusub ee Galmudug oo la dhaariyay

(Sawiro) Xildhibaanada Cusub ee Galmudug oo la dhaariyay

0

Inta badan xildhibanada cusub ee Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug ayaa maanta lagu dhaariyey magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.

Xildhibaanadda Galmudug oo tiradoodu tahay 89 Xubnood ayaa waxaa la shaaciyay shalay 83 ka mid ah, waxaan wali dhiman 6 xubnood kuwaasoo oo aan wali magacyadooda lasoo gudbin Dadka kusoo baxay.

Xildhibaanada cusub ayaa lagu wadaa iney hoggaan KMG u doortaan ninka ugu da’da weyn inta laga dooranayo Gudoonka rasmiga ah ee Baarlamaanka Galmudug.

Masuuliyiinta ku soo baxa Guddoonka Barlamaanka oo kala ah Gudoomiyaha iyo labadiisa ku xigeen ayaa iyaguna diyaarin doonna Doorashadda Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa sida qorshuhu.

Dowlada Somalia ayaa dedaal adag ku bixisay dhismaha maamulka cusub ee Galmudug oo haatan soo gaaray heer gebogebo ah.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here