Home galmudug Akhriso Magacyada iyo Qabiilada Xildhibaano Cusub oo ku biiray Barlamaanka Galmudug

Akhriso Magacyada iyo Qabiilada Xildhibaano Cusub oo ku biiray Barlamaanka Galmudug

0

Guddiga farsamada iyo maamul u dhisida Galmudug ayaa galabta shaaciyay magacyada sadex Xildhibaan oo kamid noqonaya Baarlamaanka cusub uu yeeshay Maamulka Galmudug .

Xildhibaanadan cusub ee la shaaciyay ayaa horey waxaa uga taagnaa muran keenay in dib loo dhigo, waxaana la sheegay in la xaliyay khilaafkii ka taagnaa kuraastan sidaasna loogu dhawaaqay.

Guddiga Farsamada iyo maamul u dhisida Galmudug ayaa horey ugu dhawaaqay 83-Xildhibaan oo kamid noqonaya Baarlamaanka Galmudug, waxaana hada harsan ilaa 3-Xildhibaan oo la sheegay in wali khilaaf ka jiro.

Halkan ka Akhriso Magacyada iyo Qabiilada Xildhibaanadan

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here