Home Wararka Somaliya Galmudug Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Mudug oo ka Hadlay Xilka Loo Magacaabay

Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Mudug oo ka Hadlay Xilka Loo Magacaabay

0

Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Mudug Axmed Buqaari

Marka hore Waxaaa Mahad Oo Dhami U Sugnaatay Alle Subxaanahu Watacaalaa.

Marka Xiga Waxaan Umahad Celinayaa Madaxweynaha Dowlada Galmudug, mudane Ahmed Abdi Kariye Qoor qoor oo ii Xushay Inaan Ahaado Guddoomiyaha Gobolka Mudug.

Waxaan Bulshada La ii wakiishay hoggaankooda Ee Gobolka Mudug Ugu Adeegi Doonaa Caddaalad, Midnimo iyo Inaan Iska Kaashano Horumarka Gobolka.

Mas’uuliyaddu Ma ahan wax Sahlan Waxaan alle waydiisanayaa Anoo Kaashanaya Shacabkayga inuu Igu Asturo Shaqadaan Culus.

 

Ad
Previous articleMahad Salaad oo Ka Shifay Qorshe Culus oo Farmaajo iyo Fahad Damacsanyihiin
Next articleP.M Rooble oo Qodobo Muhiim ah kala Hadlay Gudiga Doorashooyinka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here