Home Wararka Maanta Mid ka mid ah Macalimiintii Jaamacada Umada oo ku Biiray Alshabaab

Mid ka mid ah Macalimiintii Jaamacada Umada oo ku Biiray Alshabaab

0

Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo dhinaca Amniga ah Abwaan Nageeye Cali Khaliif oo katirsanaa bahda Suugaanta, Macalin-na ka ahaa Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee Muqdisho, ayay wararku sheegayaan in uu ku biiray kooxaha Argagixisada ah.

Nuqul kamid ah buug uu dhammeystiray bishan October kaasoo uu ugu magac daray DIBAD-WAREEG, ayuu arartiisa kusoo bandhigay qoraalkan hoose oo muujinaya inuu hiil u yahay kooxaha Argagixiso oo uu ku sheegay koox xaq u dirir.

Nageeye Cali Khaliif oo hadda u goostay Shabaab waxauu 26 Aug magaalada Burco kula kulmay Ismaaciil Nuur Caraale oo ah Amiirkii ugu horeeyay ee Al-Shabaab oo hadda Dhiin ka ah jaamacad ku taal magaalada Burco.

FG: Nageeye Khaliif waxa uu ka soo jeeda Hargaysa, qabiil ahaan waa  saaq/Habaryoonis/Isaxaaq.

Ad
Previous articleIsreal oo shuruud ku xirtay sii deynta biyihii iyo korontadii ay Qasa ka jartay
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey dagaal xooggan oo ka dhacay Diinsoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here