Home Wararka Somaliya Galmudug Sawiro: Doomo ku soo xirtay Dekada Hobyo oo Dhisme Ka Socdo

Sawiro: Doomo ku soo xirtay Dekada Hobyo oo Dhisme Ka Socdo

0

Dekada Hobyo waxaa ku soo xirtay dhowr doomood kuwaasi oo sida badeecado kala duwan oo horay laga soo dajin jiray Dhanka Puntland sida Masuuliyiin Galmudug u sheegeen mudug24.

Wasiirka Dekadaha iyo Kaluumeysiga Galmudug Abdisabir Nuur Shuuriye oo Safar Shaqo u jooga Magaalo Xeebeedka Hobyo ayaa Kormeer Ku sameeyay qaybaha cusub ee lagu kordhinayo dhismaha Dekeda Hobyo.

”waxaan lafilayaa in dhawaan dekedu awood u yeelato in laga bilaabo dhoofinta Xoolaha iyo badeecadaha kale.

Dhismaha waxaa iska kaashanaya Ganacsato Galmudug ah kadib markii aanan la dhisin dhoor jeer oo Dowlada iyo wadamo Shisheeye dhagax dhigeen taasi oo ugu danbeyso Dowlada Qatar iyo Ciraaq.

Ad
Previous articleShirkii Golaha shacabka Soomaaliya oo La Baajiyay iyo Madaxda Dowlad Gobaleedyada oo Madaxtooya…
Next articleFaah Faahin Ku saabsan Qarax ka dhacay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here