Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay...

War Deg Deg ah: Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Mandheera

0

War deg deg ah oo naga soo gaaray Mandheera ayaa sheegaya in uu halkaas ka dhacay qarax ay dad ku dhinteen.

Qaraxa ayaa ka dhacay bartamaha magaalada. Qaraxa ayaa ka dhacay hotel yar oo ku dhow saldhiga booliska ee degmada Mandheera.

Weli faahfaahin dheeraad ah lama helin, iyada oo la werinayo inay jiraan dhimasho iyo dhaawac.

Wixii kasoo kordha halkan kala soco

Ad
Previous articleRuushka oo maxkamad soo taagay afar nin oo lagu eedeeyay weerar ay dad badan ku dhinteen oo dalkaasi ka dhacay
Next articleDhaqtar Gabar Foolanaysa Qalaayay oo live soo Galay Xabsiga Muqdisho loo Taxaabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here