Home Wararka Somaliya Galmudug Inta badan Deegaanada Galmudug oo Maantay laga Soomanyahay

Inta badan Deegaanada Galmudug oo Maantay laga Soomanyahay

0

Sacuudiga oo Shalay ku Dhawaaqay inay tahay Maalinta Koowaad ee Ciidul Fitriga lagana Arkay Magaaloyin Ka Mid Ah Dalka Sacuudiga.

Balse Deeganaada Galmudug inteeda Badan Maantay Waa laga Soomanyahay iyagoo Sheegay inay san arag Bisha Ciida oo Maantay ay Dhamaystiraayaan Sodanka Bisha.

Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa Saakay badana Laga Soomanyahay Waxaan jira Hal masaajid oo Salaada Ciida lagu Tukanaayo Ahlusuna Waljamaaca oo ku Badan Degmadaas ayaa Saakay sooman Sidoo kale Gaalkacyo ayaa ayana Badana Laga soomanyahay Balse Degmada Cadaado oo Sadex wiil sheegeen inay Shalay bisha arkeen waa laga Ciidayaa maantay Gudoomiyaha Degmada Cadaado iyo culumada Magaalada ayaana Tvga Soo Fariisayay Wiilasha sheegay inay arkeen Bisha shalay.

Shiikh Soomoow oo Ka Tirsan Culumada Ahlusuna aya Xalay ku dhawaaqay inay maalin soon tahay Maantay.

Ma ahan markii ugu horaysay oo lakala Ciido horay ayayna marar badan sidaan oo kale u dhacday

Ad
Previous articleTodobo Qof oo Soomaali ah oo lasoo Taagay Maxkamad Ku Taala Dalka Kenya
Next articleMasuuliyiinta Gobolka Banaadir oo la ciiday shacabka degmo ka tirsan Muqdisho (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here