Home Wararka Maanta Dowlada shiinaha oo Gaadiid Dagaal iyo Saanad Milateri Soo Gaarsiisay Dowlada Soomaaliya(Sawiro)

Dowlada shiinaha oo Gaadiid Dagaal iyo Saanad Milateri Soo Gaarsiisay Dowlada Soomaaliya(Sawiro)

0

Dowladda Shiinaha ayaa gaadiid dagaal iyo agab ciidan ugu deeqday dowladda Soomaaliya, iyada oo ku wareejisay Mas’uuliyiin katirsan Wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya.

Arrintaan ayaa kusoo beegmeysa xilli Somaliland ay xiriir la yeelatay Taiwan oo ah Gobol ka Go’ay dowladda Shiinaha.

Ad
Previous articleMaamul Goboleedkii Sadexaad oo Maantay Soo Gabgabeeyey Doorashada Golaha Shacabka(Sawiro)
Next articlePutin oo ordogaan ugud biyay Qodobada uu ku joojinkaro Dagaalka Ukrain uu ka wado

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here