
Weerarkii New Zealand ka dhacay oo dunida si weyn looga cambaareeyay, waxaana dalalka cambaareeyay ka mid ah Soomaaliya iyo Turkiga.
sidoo kale waxaa cambaareeyay, Kooxaha ka dhisan Horyaalka igland qaarkood, sida M City, M united, chelsea, iyo Arsenal.
Dunida ayuu qabsaday weerarkii gumaadka ahaa ee lagu muujinayay in Lagu dhibaateenayay Dad muslimiin ah oo doonayay dukashada Salaada jimcaha.
Be the first to comment