Home Wararka Caalamka Madaxweynaha Soomaaliya oo si weyn Loogu soo dhaweeyay Elateriya

Madaxweynaha Soomaaliya oo si weyn Loogu soo dhaweeyay Elateriya

0

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh ayaa gaaray magaalada Asmara, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki.

Ujeedka safarka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ah inuu Dowladda Eritrea uu ka xog-waraysto Xaalada dhalinyara Soomaaliyeed oo Tababar Loogu qaaday Wadankaan

Dowladii Hore ee Farmaajo ayaa lagu Eedeeyay inay Dayacday Boqolaal dhalinyara ah Kuwaas oo la Sheegay in Laga qeyb-galiyay Dagaal ka dhacay itoobiya.

Dowladda Soomaaliya ayaa Laga sugayaa Go’aanka ugu dambeeya ee ku saabsan Dhalinyaradaas

 

 

 

Ad
Previous articleMadaxweyne ka cararay Xaruntiisa Madaxtooyada kadib Markii Banaanbaxayaal Caraysan u galeen (Sawirro)
Next articleGudoomiye Ku xigeenka 1aad Marwa sacdiya oo Muddo kooban noqotay ku simaha Madaxweynaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here