Home galmudug Dhageyso Khilaafka udhaxeeyay Dowlada Dhaxe iyo Maamul Gobaleedyada oo Xal Hor-dhac ah...

Dhageyso Khilaafka udhaxeeyay Dowlada Dhaxe iyo Maamul Gobaleedyada oo Xal Hor-dhac ah Laga gaaray

0

Guddigii Aqalka Sare ee loo xil saaray xalinta khilaafka dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada ayaa Maanta soo saaray 8 qodob oo ah tabashooyin ay qabaan Maamul Goboleedyada iyo 4 qodob oo mid walbiba sigaar ah ay u dooneyso in looga xaliyo.

Gudoomiyaha  Guddi loo xil saaray soo Afjaridda Khilaafka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyadda oo shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in la dhameeyay dhilaafkii Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada.

Halkaan Ka Dhageyso codka Sanater faroole
10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here