Home jubaland Dhageyso Jubbaland Oo Sheegtay In Ay Dishay Dagaalyahano Ka Tirsan Ururka Alshabaab

Dhageyso Jubbaland Oo Sheegtay In Ay Dishay Dagaalyahano Ka Tirsan Ururka Alshabaab

0

Saraakiisha Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay ka sameeyeen gobolka Jubbada Hoose ay ku dileen dagaalyahanno ka tirsanaa Xarakada Al Shabaab.

Cali Maxamuud Xasan oo ka mid ah saraakiisha Ciidanka maamulkaasi ayaa sheegay in howlgalka oo ay qeyb ka ahaaayeen Ciidamada Kenya ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa magaalooyinka Afmadow iyo Dhoobley.

Waxaana uu sheegay in ay kuy dileen illaa 4 dagaalyahan oo ka tirsanaa Dhaq Dhaqaaqa Al Shabaab sidoo kalena ay ku qabsadeen Gawaari dagaal sida uu hadalka u dhigay.

Halkan hoos ka dhageyso Codka.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here