Home wararka Dalka Maandooriyaal iyo Ragii Ka Ganacsanayay oo Gacanta Lagu soo dhigay Lana Soo...

Maandooriyaal iyo Ragii Ka Ganacsanayay oo Gacanta Lagu soo dhigay Lana Soo Bandhigay (Sawiro)

0

Howlgal ciidamada Booliska Soomaaliya ay ka sameeyeen Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxay ku soo bandhigeen rag ay ku soo qabteen howgalkaas kuwaas oo ay ku eedeeyeen in ay ka ganacsanayeen waxyaabaha Maanka dooriya.

Saraakiisha ciidamda Booliska ayaa warbaahinta u soo bandhigay shaqsiyaad ay ku eedeeyeen in ay ku howlanaayeen falal kala duwan iyo wax yaabaha maanka dooriya oo ragaas ay ka ganacsanayeen.

Ciidamada Booliska ayaa sidoo kale waxay soo bandhigeen agabyadii lagu karinayay wax yaabaha maanka dooriya.

Ciidamada Booliska ayaa howgalkaan waxay ka sameeyaan degmada Kaaraan ee Gobolkaan Banaadir waxaana Ciidamada amaanka iyo dadka degaanka ay uga mahad celiyeen sida ugu qeyb qaateen howlgalkaaasi lagu soo qab qabtay ragaan ku howlanaa falal amniga ka soo horjeeda.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here