Home galmudug Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo uu ka Jeediyay Cadaado Xafladii Xalay isla markana...

Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo uu ka Jeediyay Cadaado Xafladii Xalay isla markana kula Kaftamay Madaxweyne Xaaf..

0

Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Xalay Khudbad dheer ka jeediyay Xaflad loogu qabtay Magaalada Cadaado.

Farmaajo ayaa khudbadiisa kula kaftamay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle isagoo sheegay in uu yahay Qof Daalay.

Hadalkaasi ayuu ku sheegay mid Kaftan ah waxaa kaloo uu sheegay in Jidka u dhaxeeya Gaalkacyo iyo Cadaado uu yahay Mid Kiliyaha ku soo Xanuunay.

Cadaado iyo Shacabka ku sugan ayuu ku amaanay sidii nabada ugu qeeb qaateen isla markana ku faraxsanyahay.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Farmaajo ee Qosolka Badnaa.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here