Home Wararka Maanta Raysal wasaaraha UK oo ka jawaabay soo jeedin la xirriirtay aqoonsiga Somaliland

Raysal wasaaraha UK oo ka jawaabay soo jeedin la xirriirtay aqoonsiga Somaliland

0

Raysal wasaaraha Ingiriiska, Rishi Sunak, ayaa jawaab ka bixiyay, codsi uu soo jeediyay Alexander Stafford, oo ah xildhibaan ka tirsan baaralamaanka UK.

Codsiga uu soo jeediyay xildhibaanka ayaa ahaa in dowladda UK ay bilowdo hannaan Somaliland loogu aqoonsanayo dal madax banaan.

Balse raysal wasaaraha UK oo jawaab kooban ka bixiyay arrintaasi ayaa yiri:

‘Uk iyo saaxibada Africa, waxay haatan ku howlanyhiin sidii nabad loogu soo dabaali lahaa gobolka, waxaanna kala shaqeyn doonnaa cid kasta si taasi u suurtagasho’.

Hadalkiisa sidaa ayuu ku soo koobay raysal wasaaruhu.

Ad
Previous articleGalmudug oo Maamuus Lagu Xasuusan Doono Taliye Suulnuug Samaysay
Next articleMaxay dowladda Soomaaliya u ballan qaadday odayaasha kasoo jeeda gobolka Awdal?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here