Daawo Sawirada Xulka Galmudug oo 38 Gool ku garaacay koox ka socota Puntland ciyaarta Koleyga”

waxaa magaalada Boosaaso ee xaruunta Gobolka Bari ka bilowday Koobka ciyaaraha Gobolada dalka Somalia oo Maamulka Puntland martigalinayo.

Kulamada la ciyaaray Maanta mid kamid ah ayaa dhexmaray xulka Galmudug koox ka Socota iyo koox mataleysa Puntland oo lagu magacaabo Bilan Team.

ciyaarta oo aheyd mid xiiso gooni ah leh ayaa Xulka Galmudug waxaa u suura gashay in shabaqa soo taabtaan 38 jeer halka Bilan team ay dhalsheen 18,

Galmudug ayaana sidaasi ku gaartay Guul kulankeeda ugu horeeyay ee koobka maamulada Dalka ee Basketbalka oo si xiiso leh u bilowday.

Locan Sports @mudug24

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*