Home wararka Dalka Dhageyso Cida ka Danbesay Shirkii Muqdisho lagu Qabtay ee Madaxweynaha Galmudug looga...

Dhageyso Cida ka Danbesay Shirkii Muqdisho lagu Qabtay ee Madaxweynaha Galmudug looga Soo Horjeeday ” Suldaan Cabdi naasir oo ka Hadlay”

0

Xilli Dhawaan Magalada Muqdisho lagu aas asay gudiga la magac Baxay Gudiga bad badada Galmudug isalmrkana ay sameysteen Siyaasiin iyo Xildhibaan ka soo jeeda Deegnada Galmudug si ay ugu gaaraan Hamigooda Siyaasadeed kuna qal qalgaliyaan jirtaanka Dowlada Galmudug ayaa haddane waxaa arimahaasi si kulul uga hadlay qaar ka mid ah slaadiinta reer Galmudug,

Suldaan Cabdi Naasir Jaamac Seed Oo ka mid ah Saladiinta Reer Galmudug aya waxaa uu sheegay in aas aasida Gudigaasi ay ka dambeyaan dad ka baxsan Deeganada Galmudug isalmrkana doonaya in ay shacabka iyo Dowlada ay iska Horkenan ,

Jaamac Seed oo Hadalkiisa sii wata ayaa ugu baaqay siyaasiinta iyo xildhibaanada Ku Dhaaawaqy Gudigaasi in ay yimaadaan Deeganada Galmudug isalmrkana waxa ay tabanayaan ama qaldan ay kala hadlaan Madaxda Dowlada Galmudug,

Halkan Hoose ka Dhageyso

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here