
Maamulka Ahlu-suna ee Dhuusomareeb Ayaa ka Hadlay Afduub Shalay ka Dhacay Magaalada Dhuusomareeb Tuulo u dhow Halkaasi oo Gaari Ambalas ah lagu Afduubtay,
Sida Wararka Tilmaamayaan Afduubka Waxaa Geestay Xarakada Al-shabaab oo ku Caanbaxay Dhibaateenta Shacabka iyagoo u Kaxeestay Meelaha Ay Maamulaan,
Gaariga ayaa ku Baxay Hooyo Fool ah in ay soo Qaadaan Hase Yeeshee Waxay la Kulmaan Dhacdadan Sida uu Sharaxay Mid kamid ah Masuuliyiinta Ahlu-suna,
Shacabka Magaalada ahaa hadal haya afduubka maanta ka dhacay dhuusamareeb waxaana lagu soo waramayaa in dadka la Afduubtay ee saarnaa gaariga ay u shaqeynayeen hey’ad samafal oo Gacanta ku heysa Cisbitaalka Guud ee Magaalada dhuusamareeb,
Halkan Hoose ka Dhageyso
Be the first to comment