Daawo Madaxweynaha Galmudug oo Albaabada ka Xirtay Warbaahinta Galmudug iyo Qaabkii Kampala loogu soo Dhaweeyay’

Marka Madaxda Somalia iyo Maamul Goboleedyada Dalka ka Jira uu Safar Dalka kaga Baxo Waxaa Si Hor Dhac ah Maalmo ka hor u Baahiya Warbaahinta Safarka Madaxweyaha iyo Halka uu ku Wajahanyahay,

Lakin Taasi Badalkeeda Waxaa Warbaahinta Galmudug isweydiineysaa Waxa Keenay in Madaxweynaha Galmudug uu Albaabada ka Xirto Warbaahinta Galmudug oo Habeen iyo Maalin u soo Jeeda Tabinta Warkaasi,

iska Daa Warbaahinta Madaxa Banaan Waxaa Warka Madaxweynaha Tabin Kuwa Dowlada Galmudug Taasi oo Sabab u ah Qiimaha Warbaahinta Ay leedahay oo Madaxweynaha Galmudug Wali aad ugu Weyneen,

Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guleyd Ayaa Dhawaanahan ku Sugnaa Magaalada Muqdisho Tan iyo Markii Shirka Wadatashiga Muqdisho lagu soo Afjaray Hase Yeeshee Waxaa Warbaahinta oo dhan ka Warheshay Cabdi kariin oo kampala Ka Dagay kadibna u Gudbay Dalka Kenya,

iyadoo Arinkaasi ay Dhacday Waxaa Wali Maqan Xiriirka Warbaahinta Galmudug iyo Madaxweynaha si loo Helo Wararka Madaxweynaha,

Tusaale Sida Horay u Dhacday Waxaa jira Qof Madaxweynaha u Matala Dhanka Warbaahinta isla markana Xogta Markasta Siiya Warbaahinta oo Dhan ,

ugu Danbeyn Si Walbo Waxaa Mudug24 ka Go.an Tabinta Wararka Galmudug iyo Somalia Heerka ay Doonta Hala Gaarto,

Halkan Hoose ka Dawo Qaabka Kampala loogu soo Dhaweeyay

cabdi kariin1

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*