Home galmudug Deg Deg Galmudug oo u Degtay Maamulka Puntland Kadib War-saxaafadeed Goor Dhow...

Deg Deg Galmudug oo u Degtay Maamulka Puntland Kadib War-saxaafadeed Goor Dhow kasoo Baxay una Qornaa,,,

0

War-saxaafadeed uu soo saaray madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey ayaa loogu digay maamulka Puntland oo lagu eedeeyay arrimo badan.

Waxaa lagu eedeeyay Puntland in ay hubeynayso Ahlu-sunna Waljameeca, abaabul dagaal oo ay ka wado deegaanka Saaxo ee Gobalka Mudug iyo arrimo kale.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedk

Goaanka-Guddoonka

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here