Home galmudug Daawo Cadeymo Muujinaya Puntland oo la Ogaaday in Ay Hubeyso Maamulka Ahlu-Suna...

Daawo Cadeymo Muujinaya Puntland oo la Ogaaday in Ay Hubeyso Maamulka Ahlu-Suna ee Gobolada Dhexe,,,,,

1

Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa ku eedeesay Maamulka dariska la ah ee Puntiland in ay abuureyso xiisad colaadeed iyo falal lagu carqaladeenayo amaanka Deegaanada Maamulka Galmudug.

Madaxwene kuxigeenka Galmudug ayaa sheegay in Puntiland ay dhaqaalo ku bixineyso falal lidi ku ah amaanka Deeganaada Galmudug, waxa uuna ku eedeeyay in ay hubeeneyso Kooxda Ahlu Sunna ee katalisa qeybo kamid ah Deegaanada Galmudug.

Halkan ka Aqriso Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxweyne kxcigeenka Galmudug

gall_1 gall_2

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here