Home galmudug Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo Sheegay in La Toogan Doono Qofkii Dila...

Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo Sheegay in La Toogan Doono Qofkii Dila Qof Kale Gudaha Deegaanada Galmudug,,,,

0

Kadib kulan muhiim ah oo maaxda dowlad gobaleedka galmudug ay isugu yimaadeen magaalada cadaado o carun km gaar ah u  ah dowlad gobaleedka soomaliyeed e galmudug ayaa waxaa looga wada hadlay arimo badan oo muhiim kaasi oo ku saabsan dilalka macno darad ku dhisan ee dhwaantan ku soo kordhay qaar ka mid ah deganada gobalada mudug iyo galgaduud waxana madaxda galmudug ay shaca ka qaadeen in go,an laga gaaray cidii falalkaasi lagu soo helo in sharciga toos loo horkeni dono

madaxweyne ku xigeenka dowlad gobaleedka galmudug mudane maxamed xaashi cabdi oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu shegay in madaxda dowlad gobaledka galmudug ay isku afgarten in ciidii qof dhisha la dilo doono isla markana aan la cafin doonin waxana uu tilmaamay in go,aankan uu yahay mid si wadajira ah loo gray si loo xakameeyo dhibaatada soo korartay ee dhawantan galgaduud ka dhacaysay

waxa uu shaca ka qaday in sharciga la hor keeni dono cidii falkaasi lagu helo isagoona tilmaamay xiligi qabiilka anooyiinka laga gudbay oo hada dowlad cusub ay dhalatay taa oo la doonayo dadku in ay la jaan qaadan waxana uu shaca ka qaday in wax bdankga qaban doono arintansida ugu dhaqsiyaha abdan

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here