Home Wararka maanta Wax ka Ogow Wixii ay Qabten Musharaxiinta Gobalada Dhexe

Wax ka Ogow Wixii ay Qabten Musharaxiinta Gobalada Dhexe

0

MUSHARAXIINTA UGU CAD CAD OGOW WAX QABADKOODII HORE

Mar Hadduu Furmay SHirkii Xiliga Badan Qaban Qabadiisa iyo Is Fahankiisu Qaatay Waqtiga Badan Waxa Hadda Loo Gudbay Xiligii Ugu Adkaa Xulidda Ergooyinka Markii La Soo DHameeyo Waxa Loo Gudbi Doona Wajiga Dulucda Uguna XiisahaBadan ,Waa Wajiga Hogaamiyihii Hawshas DHibka iyo Tacabka Laga Soo Maray Hogaamin Lahaa .

Waa Maamuul Soomali u DHantahay Ama In Yar ka Maqan Tahay ,Waxa Wada DHisanaya qabaiilo aan Waligood Maamuul Ugaara Samaysan Iskuna Qabiil Ahayn,Waa Deegaano Fawdo iyo Maamul Laan ay Daashatay ,Xukuumaddii Soomaliya Soomaray Waa Deegaano Ay Godob Kagaleen .Waa Deegaano Inta Badan Madaxda Ka DHalataa Dib Ugu Soo Noqon , Waa Deegaano u Bahan Hogaamiye Karti Hufnaan Aqoon Dulqaad Xirir Caalami iyo Mid Diblamasino U bahan ,Cadali ah Yaqaana Qaabka Wax Hogaaminta ,Dadka Dooranaya Ay Yaqaniin Waxa uu Galo iyo Waxa uu Gudo ,Aan Haaro Badan oo Siyaasadeed Lahayn Intay doonto Hala Ele Ekaateeh Haddaba Waxa Soo SHac Baxaya 3 Hogaamiye Ayaa Laleyahay Waa Ugu Cad Cad Yihiin Marka Labada Madaxweyne Maamul Goboled Baarlex iyo Cabdi qaybdiid Meel La iska DHigo .

Waxayna Kala Yihiin[ 1] Cabdikariin Guuled [2] Ahmed Cabdi salan oo Wali ku DHawaqin Lase Hubo Inuu Musharax yahay [3] Ahmed Fiqi Sadexda nin Waxay isaga Mid yihiin Waa isku Beel guud Waxay U Wada SHaqeeyeen Dawladihii Dalka Soo maray Jagooyin sare. Waa Aqoon yahano Waa Rag DHalin yaro ah ,Waxayse Ku Kala Duwan Yihiin Sidan .

Cabdikariim Guuled Waxa Maqal iyo Arag Siyasadeed Lagu Bartay Dawladda Xasan SHeekh Madaxda Ka Yahay WaxaySaxiib DHawyihiin Madaxweyne Xasan SHeekh Inta Laga Bartay Waa nin isla Weyn Waa nin Dantiisa Gaarka ah ay kala Weyn Tahay Midda Qaranka ,Xilaalka Abniga oo inuu Gudan Wayeey Lagu EEdeyeey Waxa uu Sabaab u Noqday Labo Raiisal Wasare inayXilkooda Wayaan ,Awoodda Madaxweynaha oo u Sahashay Awgeed .

Wuxuu Jufo ahaan Wuxuu Ka Soo Jeeda Galmudug Isqab Qabsi DHexyiil Galmudug oo La Filayeey inuu DHex Galo ,Waa ka Gaabsaday inuu Xilka Abniga Inuu Ku Fashilmo Waxa Loo Nisbeyeey Sarakiisha iyo Dadka Deeganka Muqdisho oo u Arka SHaqsi is Mahdiyeey oo AAmin San Qofna Uma Bahnid.Mamuuqato Cid uu Abal Kuleeyahay oo aan inuu Jeeb adeegsado ahayn. 2] Ahmed Cabdisalan Waa Aqoon Yahan Xil Raiisalwasare Xigeen Soomaray Diblamasi ah ,

Karti iyo Wax Qabad Lagu Faano Sameyeey Tusaale Wuxuu AhaaI Idaacaddii Hon Afriik oo aan qabo Waxay ahay Hooyadda Saxafadda Soomaliya Yuu hir Galiyeey Xili Loo baahnaa ,Waa nin Furfuran Asxaab Badan Leh Somali Kala Duwan is Muteen Abaal iyo Wanag Ayeey U Hayaan Beelaha Dagan Gobolada DHexe in Tooda Badan inta aan Abalka u Hayna Haar Siyasadeed oo Lataban karo Uma Hayaan .Dagalkii Huwanta ahaa ee Caalamku ama Itoobiya Wadada ugu soo Ganbatay

Laakiin Cali Maxamed Geedi iyo Cabdulaahi Yusuf Beel in Lagu Xasuuqo U Adeeg Sadeen ,Ilahay Kasakow Ahmed Cabdisalan la,anTiis Maanta Beelo Cod Laga rabo Ma Jireen Wuxuu Aha ninkii Itobiya iyo Maraykanka U Iftiimiyeey Waxa Xamar Ka Socdaa inay Yihiin isirTirtir Markii Danbana Halyeey NuurcadeLakashaday .

Waa nin ku Xiran Siyadda Galbeedka ooLa,anTeed Mamulkasta Ragadayo ,itobiya inu Saxiib DHaw Layahay Ayeey ku Naqdiya Siyaasaddiisu Halbeeg ka DHigtaan .Laakin xiriir in Lala yeesho itoobiya Somalida Maanta Ceeb kuma aha . Ahmed Fiqi SHiikh SHariif Xiligisii Ayaa ugu Horeysay Xafiis Dawladeed Wuxuuna Kabilabay Meel Sare Taliya Nabad Sugidda Ayuu Noqday ,

Waxay Cabdi kariin isaga Mid Yihiin Jagooyin Ay Naan DHib U Soo Marin Kuna Riyoon oo Sare Ayeey Saaxiibnimo Madaxweyne ku Heleen Waxayna isku Arkaan Rag Kadhan Reer kooda Meel Sare Gaaray is Bixin Kara Nabad Sugida DHalin Yaro Qurbaha intooda Badani DHaqan Celis Loogu Celiyeey Somaliya oo Magaca Fiqi Abtirsiiyo iyo Abtinimo ku Yimid Ayuu SHaqo Galiyeey Ma Jecla Qof Ay isku Beel yihiin oo La Tilmaamo Wuxuu ku Xiran Yahay Madaxweyne SHariif Deegaanka Hadda uu isku SHaraxayo EEdaymo Badan Ayaa loo Haya oo Xiligii N abad Sugidda uu Ahaa Lagu Tuhunsan Yahayin Hoostiisa Lagalabaxay Dad ehel DHaw yihiin oo aan Wax Lagu Cadayn si Kastaba Ha Ahaa Teeh iyadoo ay Jiraan Musharixiin kale Hadda Sadexdan nin Waxay ku Kala Sifeysan Yihiin Sida aan Kor ku Soo SHeegay .

By| Ahmed  shire

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here