Home puntland Qaraxyo ka dhacay Magaalada Marka

Qaraxyo ka dhacay Magaalada Marka

0

Sida ay ino sheegeen dad kusugan magaalada marka oo ah xarunta gobolka shabeelaha hoose waxaa daqiiqado kahor magaalada kadhacay qaraxyo xoogan oo lala beegsaday ciidamada AMISOM ee jooga Magaaladaasi.

Qaraxyada ayaa ahaa miinooyinka dhulka lagu aaso waxaana lagu qarxiyay 2 gaadiid oo ay wateen ciidanka AMISOM kuwaas oo kala ahaa gaari taw ah iyo booyad ay biyaha ku dhaansan jireen Ciidankaasi.

Rasaas ay fureen ciidamadii qaraxa kabad baaday ayaa waxaa lasoo shegayaa in ay wax yeelo kasoo gaartay dad shacab ah oo goobta ka’ag dhawaa.

Dhowr jeer oo hore ayaa Qaraxyada ka dhaca deegaanada ay dowlada maamusho waxaa mas’uuliyadooda dusha saartay kooxda Al-Shabaab.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here