
Daladani oo ay ku midaysan yihiin in kabadan 125 saxafi Ayaa Looga Dhawaaqay Magaalada Gaalkacyo Waxaana lagu doortay Guddoomiye Cusub.
Saxafiyiin badan oo kumidoobey ururkaan ayaa ku dhawaaqay Ururka iyaga oo sidoo kalena isla madasha lagu Furay Ururkaan Lagu Doortay Guddoomiyaha Ururka lagu magacaabo Maxamed Siciid Soomaali.
Doorashada Daladaan oo Ay kutartameen Jibriil Cismaan Cilmi Iyo Maxamed Siciid Maxamed Ayaa waxaa kusoo baxay oo kuguuleeystay Doorashada Maxmaed Siciid Somali.
Ururkan Ayaa Loogu Magacdaray Central Somalia Journalism Empowering Associotion Tayo Ururka Tayeynta Suxufiyiinta Bartamaha Somalia Tayo oo ujeedka Loo Aas aasay uu yahay tayeeynta Saxafiyiinta Bartamaha Somalia.
Wasiiro Xildhibaaano Ururada Haweenka Dhalinyarada Qayba Katirsan Bulshada Rayidka Galmudug Maamulka Gobolka Iyo Xubna Kasocday Wasaarada Warfaafinta Galmudug ayaa Kaqaybgashay Munaasabadaasi Kadhacday Magaalada Gaalkacyo.