Ahlu suna gobolada dhexe oo xal ka gaary khilaaf dhexdooda ah-akhriso

maamulka ahlusuna wal jameeca ee ka arimiyo qeybo ka mid gobolada dhexe ee soomaliya ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay xal wanaagsan ka gaareen khilaaf xoogan oo soo kal dhex galay maamulkaasi.

 

 

Wararka Soo Gaaraya Mudug24 ayaa waxaa ay ku waramayaan in si  hordhac ah khilaafkaasi xal looga gaaray ilaa hadda sida  arimhaasi loo meel mariyay lama oga hase,ahaatee mudooyinkii danbe waxaa  khilaaf xoogan uu ka jiray maamulka ahlusuna .

 

 

maamulka ahusuna waljameeca ayaa waxaa uu ka arimiyaa qeybo ka mid ah gobolada dhxe ee soomaliya Halkasi oo la Doonayo in Dhawaan Laga Dhiso Maamul Cusub…

 

 

 

Khilaafka Ahlu Suna ee u Muuqda Mida Xal Laga Gaarayo Ayaa Qeyb ka ah Hormarka la Doonayo in lagu Mideysiiyo Bulshada Gobolada Dhexe si ay Wax u Qabsadaan Sida xiliga ka Muuqata Guud ahaan Goboladaasi…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*