Home wararka caalamka Ninkii dilay saado cali warsame iyo xildhibaano kale oo ka sheekeenaya...

Ninkii dilay saado cali warsame iyo xildhibaano kale oo ka sheekeenaya qaabka ay u dileen barnaamij lagu soo bandhigay iyo qaabka ay dilka u fulin jireen daawo muuqaal cajiib ah….

3

iyadoo Muqdisho ay Xiligan Gacanta ugu Jirto Dowlada Somalia ayaa Geesta kale Waxaa ka Dhici jiray Dilal Qorsheysan oo Loo Geesto Fanaaniin Xildhibaao iyo Sidoo kale Aqoonyahano..

 

 

Dilalkaasi Waxa Fulin jiray Dad lagu Tilmaamay in ay ka Tirsanyihiin Ururka Alshabaab Waxana Dhawaan Gacanta lagu Dhigay Ragii Dilay Dadkaasi oo Qiranaya.

 

 

 

shuceyb oo ka Tirsan Alshabaab Ayaa Ahaa Shaqsiga ugu Badan ee Waday Gawaarida Fulin jirtay Dilalka isagoo Noqday ninka ugu Muuqashada Badan Barnaamijkan..

Daawo Muuqaalka Barnaamijkan

10 ku laabo mudug24 xiriir

3 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here