Home wararka caalamka Shacabka muqdisho maxay ka yirahdeen xukuumadii la riday …dhageyso…

Shacabka muqdisho maxay ka yirahdeen xukuumadii la riday …dhageyso…

0

Qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho oo la hadlay Warbaahinta ayaa si kala duwan ugu hadlay Go’aankii Shalay ay Baarlamaanka Soomaaliya Kalsoonida kala Laabteen Xukuumada Uu hogaaminaayay Ra’isal Wasaare C/weli Sheekh Axmed Maxamed.

 

 

Shacabkan ayaa Qaarkood u Arkay in Xukuumada la rido ay Aheyd arin Xiligan Aan ku Habooneyn Dalka iyo Dalka oo Hiigsanaya Hormar Wanaagsan Lakin Xiligan ay Wax Walbo ay kasoo Bilaawdeen Qeybta hore…

 

 

Geesta kale Shacabka Qaar Ayaa u Arkay in Xukuumada Ay Aheyd Xukuumada Fadhiid ah oo aan Gaari Karin Hamiga Dalka ee xiligan.

Dhageyso Codka Shacabka

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here