Home wararka Dalka Ra’iisul wasaare c/wli oo diiday in uu warbaahinta la hadlo kadib markii…

Ra’iisul wasaare c/wli oo diiday in uu warbaahinta la hadlo kadib markii…

0

Warar goor dhaw soo gaaray Warbaahinta ayaa sheegaya in uu dib u dhacay Shirkii Jiraa’id ee Ra’iisul Wasaare C/wali uu uga hadli lahaa Xaalada Dalka iyo Kalsooni kala noqoshadii Baarlamaanka ay kala Laabteen Shalay.

 

 

 

 

Mas’uuliyiin ka tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa Cadeeyay in Kulankii uu maanta baaqday,inkastoo aysan sheegin Sababta Baaqashada Shir Saxaafadeedka Ra’iisul Wasaaraha.

 

 

 

 

Shalay War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu sheegay in 7-Bisha oo maanta ah uu ka hadli doono Arrimo ay kamid yihiin Mooshinka Xilka looga qaaday iyo Xaalada Dalka.

 

 

 

 

Baarlamanka Soomaaliya ayaa shalay Xukumaddii C/wali Codka u qaaday,waxaan 153 Xildhibaan ay diideen in uu sii shaqeeyo C/wali Sheikh Axmed.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here