Home wararka caalamka Duqa dagmada gaalkacyo bile diini cali oo maanta u ambaxay magaalada addis...

Duqa dagmada gaalkacyo bile diini cali oo maanta u ambaxay magaalada addis ababa ee xarunta dalka itoobiya…dhageyso ula jeedka safarka…

1

Wafdigaani uu hogaaminaayo Duqa Dagmada Gaalkacyo Bile Diini Cali ayaa Maanta u ambaxay Magaalada Addisa sabab Ee Xarunta Dalka Itoobiya Halkaasi Oo La Filayo in uu kaga qeyb galo shirka looga hadlayo Hormarinta Dagmooyinka Dalka soomaaliya kaasi oo la filayo in ay ka qeyb galaan Masuuliyiin ka tirsan Maamulada Dalka Soomaaliya isagoona gudoomiyaha uu raja fiican ka Muujiyay in ay kala soo laabtaan Wax La Taaban Karo ,

 

 

 

Gudoomiyaha ayaa intaasi ku daray in ka maamul ahaan aysan u dul qaadan doonin shaqsiyaada biyaha wasaqda ku daadiya wadooyinka magalada gaalkacyo isagoona tilmaamay in shaqsigii lagu arko laga qaadi doono tilaabo waafaqsan sharciga.

 

 

 

 

Hadalka ka soo baxay maamulka dagmada Gaalkacyo ayaa ku soo beegmaya xilli mudoooyinkii ugu dambeysay dagmada laga dareemaya hormaro kale duwan

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here