Home wararka caalamka Cadaado oo markii ugu horeysay laga hirgalshay garoon kubadeed oo salax ah...

Cadaado oo markii ugu horeysay laga hirgalshay garoon kubadeed oo salax ah daawo sawirada hormarka…

1

Munaasibad xariga looga jarayay garoon salax ah oo loogu talo galay kubada cagta ayaa ka dhacday magaalada Cadaado ee xarunta Ximan iyo Xeeb.

 

 

 

Wasiirka arimha bulshada Ximan iyo Xeeb Cumar Maxamed Diiriye iyo masuuliyiin kale ayaa kasoo qeybgalay munaasibada xariga looga jarayay garoonkan cusub.

 

 

 

Garoonka ayaa waxaa xariga sirasmi ah uga jaray wasiirka arimaha bulshada iyadoona wasiirka uu sheegay in garoonkan uu kamid yahay hormarada kusoo badanaya magaalada Cadaado ee dowlad goboleedka Ximan iyo Xeeb.

 

 

 

C/salaan Xuseen Shuuriye oo ah maamulaha garoonk ayaa sheegay inay igu talo galeen in dhalinta cuslaatay ay ku aala-miiteeyeen xiliyada ay shaqada kasoo rawaxaan.

 

 

 

Waa markii ugu horeysay oo magaalada Cadaado laha hirgelsho garoon nuucaan o kale ah iyadoona Cadaado ay ku tilaabsaneyso hormaro kala duwan xiliyadii dambe.

 

 

 

Sawir Qaade Mohamed Mohamud Aw aden

DSC02387 DSC02388 DSC02389 DSC02390 DSC02391 DSC02392 DSC02392-150x150 DSC02393 DSC02394 DSC02395 DSC02396 DSC02397 DSC02398 DSC02399 DSC02400 DSC02401 DSC02402 DSC02403 DSC02404 DSC02405 DSC02406 DSC02407 DSC02408 DSC02409 DSC02410 DSC02411 DSC02412 DSC02413 DSC02414 DSC02415 DSC02416 DSC02417 DSC02418 DSC02419 DSC02420 DSC02421 DSC02422 DSC02423 DSC02424 DSC02425 DSC02426 DSC02427 DSC02428 DSC02429 DSC02430 DSC02431 DSC02432 DSC02433 DSC02434 DSC02435 DSC02436 DSC02437 DSC02438 DSC02439 DSC02440 DSC02441 DSC02442 DSC02443 DSC02444 DSC02445 DSC02446 DSC02447

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here