Home Wararka Maanta DEG DEG: Taliyaha Booliska Gobalka Banaadir oo lamagacaabay

DEG DEG: Taliyaha Booliska Gobalka Banaadir oo lamagacaabay

0

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed (General Xijaar) ayaa maanta Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir iyo fadhiyada hoos yimaadda u magacaabay G/le Sare Mahdi Cumar Muumin.

Mahdi waa shaqsi shaqo adag kasoo qabtay Galmudug, laguna yaqaan waxqabad iyo xirfad sare oo ku aaddan sugidda amniga, wuxuuna beddelayaa Taliyihii hore ee Qeybta Guud Marxuum Janaraal Farxaan Maxamuud oo dhiiggiisa u huray in bulshada caasimadda Muqdisho ku noolaadaan nabad.

Ad
Previous articleDowladda Ingiriiska Oo kusoo biirtay Dagaalka Lagula Jiro Shabaab.
Next articleMuxuu sameyn jiray ninka Soomaaliga ah ee ay meydkiisa qabriga u raaceen Shimbiro badan?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here