Home wararka caalamka Dhaliyarada magalada hobyo oo kacabanaya shaqa la,aan xiligan soo foodsaartay,

Dhaliyarada magalada hobyo oo kacabanaya shaqa la,aan xiligan soo foodsaartay,

0

Magala Xeebedka Hobyo Oo Kamid ah magaalooyinka somaliya ugu faca weyn xiligii barasamadkana ay shaqeyn jirtay dikada magalaasi oo aan hada mudo 19 sano ah aysan kusoo xiranin marakiib iyo doonyo wada shixnado ganacsi.

 

 

 

 

Magalada Hobyo oo ay  Kunoolyihiin  Bulsho Somaliyed aad ufarabadan hadana ay ragadiyen Dhabatooyin isugu jira dagalo sokeeye iyo waliba kooxo burcad badeed ah kuwaa oo inta badan gabad Kadhigigan jiray magalada sidoo kalana kuso xiri jiray marakibta iyo waliba dadka ay kasoo qabtaan Badaha calimiga ah ayaa waxaa arinkaasi ka hortagay bulshada oo kashanaysa dowlad goboleedka Galmudug waxana usurta gashay in ay halkaasi ka cararan kooxaha burcad badeeda ah hadana waxaa Jira in bulshada magalada hobyo ay yihiin kuwo kutiirsan kaluumaysiga iyadoona ay bulshada kunool Magaladaasi ay kacabanayan marakibta ciidanka nato oo fara kulul kuhaya qayraadka biyaha xeebta Hobyo ay noo xaqiijiyeen maamulka magalada hobyo waxaa ayna dhalinyaradu kala kulmeen shaqa La,aan baahsan.

 

 

 

Mar an wax kawaydiiyay dhalinyarada magadalada hobyo heerka ay la egtahay shaqa la,aanta Magaladasi ayay warbaahinta mudug24 ooga warbixiyeen dhabatada haysata c/risaaq maxamed axmed Geesa wayne o kamid ah dhalinta magalada hobyo ayaa sheegay in ay intabadan dhalintu nolol malmeedka kaheli jireen kaluumaysiga Badana ay ooga carareen marakiib waaweyn kuwaa oo xaaluf ku haya qayraadka hadana ay u geestaan Xarig jirdil iyo waliba ka burburinta doomaha ay ku qaraban jireen waxaa uuna codsi ujeediyay bulshada Iyo ganacasatada dowlad goboleedka galmudug in ay shaqo u abuuran dhaliyarada magalada oo hatan Ay haysato dhibaato shaqa la,aaneed tii  ugu darned.

 

 

 

Sikastaba ha ahatee dhalinyarada magalada hobyo ayaa aad ooga cabanaya shaqa la,aanta kajirta hobyo Hadalkooduna waxuu kusoo aadaya xili magaladasi ay dhawan kusoo xiratay dooni urarneed ganacsato Hadana ay aad ugu farxeen bulshada hobyo rajana galisay in ay dalkoodu hooyo yahay mid ah hodan.

 

 

 

Bile xajikuweyd malinguur

Bile.xaji@gmail.com

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here