Home Wararka maanta Deg deg galmudug iyo ximin & xeeb oo heshiis gaary goordhow ...

Deg deg galmudug iyo ximin & xeeb oo heshiis gaary goordhow kaasi oo ka kooban…

1

War Goor dhow soo Gaaray Xafııska Mudug24 ee Galmudug Ayaa Tilmaamaya in Heshiis ay Wada Gaareen Maamulada Galmudug iyo Ximin Xeeb.

 

 

 

Heshiiska Ayaa ka Kooban ilaa 4 Qodob Sida uu ku Waramayo Wariye Liibaan Cajiib Xaaji oo ka Qeyb Galay Goobta lagu Gaaray Heshiiskan..

 

 

 

Waxaan Goordhow idin soo Gudbindoonaa Qodobada Lagu Heshiiyay ee 4 Qodob ah iyo Sawiro Halka lagu Qabtay Heshiiska oo ah mid Muhiim u ah Bulshada Gobolada dhexe..

Mudug24  Gaalkacyo

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here