Home Wararka maanta Shacabka oo kasoo horjeestay hadal gaf ah oo gaas kula kacay diinta...

Shacabka oo kasoo horjeestay hadal gaf ah oo gaas kula kacay diinta islaamka daawo….

1

Qaar kamid ah Shacabka Somaliyeed ayaa Kasoo Horjeestay Hadal Si Qalad ah u Muuqaday oo kasoo Yeeray Madaxweynaha Puntland kaasi oo ah in aan la isticmaali karin Dhaarta..

 

inkastoo Marka La Daawado ay Tahay Arin Laga Noxo Hadana Waxaa Dadka Qaar ay Aaminsanyihiin in uusan kala Jeedin Sidasi..

 

Madaxweynihii Hore ee Puntland Ayaa Sidaasi oo kale Horay ugu Gafay Diinta islaamka isagoo Sheegay in Dastuurka Puntland uu Dhameystiranyahay lakin Waxa kale ay Qabyo Yihiin Sida Mudug24 ay ku Heleyso Shicibka Reer Puntland ay Kasoo Horjeesteen Hadalkasi

Hoos ka Daawo Hadalka Gafka ah

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

  1. Fekerkayga islaamku dhaar buu leeyahay kutubta kutaal ilaahay inafaray oo aan mugdi kujiri oo laynoo cadeeyay laakiin dhaarta madaxweynuhu sheegay oo dasturka kuutaal waxa laga rabaa in uu caddeeyo sida ey ugu taal mawafaqsantaha mase lamid tahay tan diinta islaamka hadalkaas (mugdi baa kujira)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here